Xoghayaha Cusub Ee Gobolka Maroodi Jeex Garyaqaan Maxamed Deeq Cabdi Muuse

Waxaan Taageero Mug Leh Iyo Hambalyo Ay U Dirayaan Xoghayaha Cusub Ee Gobolka Maroodi Jeex

Asalamu Calaykum Waraxmatulahi Wabarakato, Marka Hore Waxa Aan Salaamayaa Dhammaan Warbaahinta Xorta Ah Ee Reer Somaliland Iyo Akhristayaasha Sharafta Badan Iyo Dhammaan Bulsho Weynta Reer Somaliland Bacdal Salaan, Waxaan Qalinka U Qaatay Inaan u hambyeeyo Xoghayaha Cusub Ee Gobolka Maroodi Jeex

Waxaan Taageero Mug Leh Iyo Hambalyo Ay U Dirayaan Xoghayaha Cusub Ee Gobolka Maroodi Jeex Garyaqaan Maxamed Deeq Cabdi Muuse , Xoghaye Garyaqaan Maxamed Oo Ah Shakhsi U Dhashay Ragannimo Iyo Geesinnimo, Waxa Uu Shaqada Loo Igmaday U Leeyahay Aqoon Iyo Karti. Garyaqan Maxamed Waxa Uu Wax Weyn Ka Beddeli Doonaa Maamulka Gobolka Maroodi Jeex, Waxa Ay Sidoo Kale Hambalyo Taa La Mid Ah U Gudbinaysa Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL Oo Hawshan U Magacaabay, Waxana Dardaarmayaan Xoghayaha In Uu Muujiyo Shaqo Wanaag, Caddaalad Iyo Wax Qabad Aan Caadi Ahayn

Wa Bilahi Tawfiiq

Qalinkii Garyaqaan Muxiyadiin Mohamed Abdi

Hargeysa /Somaliland

Advertisement

Ku Xayeysiiso