Daawo :“ 35 Masuul Oo Ka Tirsan Xisbiga WADDANI Waxaa Qarashka Cimrada Ka Bixiyay Dawladda Somalia ..,” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Ka Dhawaajiyay Qodobo Xasaasi Ah .

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa maanta shahaado-Sharaf Gudoonsiiyay Akaadamiyadda Dhaqanka Ee Gobolka Salal .

Waxaanay ku sababeeyeen Dadaalka Uu Gudoomiye Faysal ugu jiro Midnimada Somaliland, iyagoo intaas-na ku daray in Gudoomiye Faysal Yahay .

Gudoomiyaha ayaa ka mahad-naqay, waxaanu ku dheeraaday ka hadalka qodobo dhawra oo xasaasi ah .

 

 

Hoos Ka Daawo Muuqaalka .

 

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso