Warar Soo Baxaaya Ayaa Sheeyaaya In Wafti Heer wasira Oo Kasocda Dowlada Ethiopia Uu Maanta Ku Soo Wajahanyey Magaalada Hargeisa Waxaana Hogaaminaaya Wasiirka Arimaa Dibada Ethiopia iyo Maaliyada

Warar Soo Baxaaya Ayaa Sheeyaaya In Wafti Heerbwasira Oo Kasocda Dowlada Ethiopia Uu Maanta Mu Soo Wajahanyey Magaalada Hargeisa Waxaana Hogaaminaaya Wasiirka Arimaa Dibada Ethiopia iyo Maaliyada
Waftigan her wasiirka ayaan ilaa hada aan lagaraney ujeedadooda Imaan shaha hargeisa waxaana larajeynayaa iney labo arimooduun usocdaan midweye iney wadahadalada somaliland iyo Somalia ay ka odayeynayaan iyo iney usocdaan howshii dakada barbara macada warkoodu lakin markey yimaadaan baa la ogaan

Advertisement

Ku Xayeysiiso