Ceerigaabo 84 Xubnood ayaa hadda u soo gudbay wareega koowaad ee imtixaamka Ciidanka Dab-demiska Ceerigaabo

Ceerigaabo 84 Xubnood ayaa hadda u soo gudbay wareega koowaad ee imtixaamka Ciidanka Dab-demiska Ceerigaabo.

Xubnahan ayaa mari doona wareegyada xiga ee kala ah culays qaadida, orodada iyo imtixaamka qoraalka ah.

Hayada ciidanka Damdamiska Somaliland Oo waayadii Udanbeeyey Dardar Lajin Kawadey Gobolada Bariga Soomaaliland

Xigasho Warbaahinta Ciidanka Dabdemiska
Ceerigaabo/Somaliland

Advertisement

Ku Xayeysiiso