Wardegdeg ah: Tirada ilaa hadda la ogyahay  ee ka geeriyootay beesha Habaryoonis iyo jilibyada ay ka soo kala jeedaan iyo magacyadooda saxda ah

Wardegdeg ah: Tirada ilaa hadda la ogyahay  ee ka geeriyootay beesha Habaryoonis iyo jilibyada ay ka soo kala jeedaan iyo magacyadooda saxda ah

Waxaan ilaa hadda aanu helnay tirada ka geeriyootay beesha habaryoonis taas oo la sheegay in uu ku jiro Afyeenkii shirkii buurta gacan libaax iyo sadex kale oo ka mid ag guurtida beeshaasi iyo 4 dhalinyaro ah kuwaas oo la sheegay in jidgoayn loo galay isku goobna ay ku geeriyoodeen.

Dhimashada beesha Sacad Yoonis  waa 8 marxuum oo magacyadoodu ay kala yihiin

1. Axmed Cabdule Qorsheel (Badmacanshe) Afhayeenkii shirkii buurta gacan libaax
2. Xiiray Barre Hirad odayaasha deegaanka
3. CabdiqaadiCabdilaahi Mire odyaasha ugu qiimaha badan deegaankaas
4.Shucayb Xasan Saleban odayaasha deegaankaas.
5.Ina Cali Dhuko
6.Faarax Xasan Liiban
7. Ina Farax Dhugad
8. Ina Cali Dhunkal

Dhimashada Baho  waa hal marxuum

1. Saleeban Saalax Ibraahin Daqare

Dhaawaca waxaa ugu xun laba nin oo la kala yidhaa

1. Ina Saalax Faarax
2. Saalax Waarabe

Wixii warar ah ee ka soo kordha isha ku hay toga herer

Advertisement

Ku Xayeysiiso