QISADA KU DUUGAN nabi SULAYMAAN IYO DAAUUD

Marka aynu ka hadlayno qisooyinka ku sahabsan suleymaan iyo daa’uud mar waxa aynu ka  fisiri  karnaa mucjiso,mar waxa aynu ku sifayn karnaa xadaarad fog.waa qiso boqortooyo ee uu  eebbe gaar u siiyayNabi  ka mida nabiyadiisa oo ciwaana  u ah mulki suleymaan iyo daaudd.

waa laba nabi oo is dhalay oo isku waalida,daa’udbaa  dhalay suleymaan. suleymaan waxa uu  u yahay wiilka la dhalay..suleymaan markan waxa uu ku barbaarayaa  guriga boqortooyaddii aabihiibaana ah ka ugu sarreeya wadanka ama mamlakada.

nabi da’uudbay  u i,amaysaa  ajazhiii si uu la kulmo rabbigiisa  suleymana wuxuu  la wareegayaa xilkii nabinimo iyo xukunkii. markana  nabigiibaa  u dhawaaqaya dadkii isagoona ku odhanaya isagoo kulminaya  “waxaa nala baray codka Shinbiraha, waxaana nala siiyey wax kasta, kaasina waa fadliga Eebbe” iaga oo soo kulmiyanayaa ciiddankiisii, oo ka koobnaa Jinni, Insi iyo Shinbiraba.

Nabi sulleymaan waxa lagu manaysanayaa  xukun iyo nabinimo aan la siin wax la mida khalkhiqiisa ,awoodda waxa loo adeegsanayaa jin insi iyo xawayaanba.awoodaas waxay gaadhaysaa in la karo in carshigii boqoradii saba ee dhulka yemen laga soo qaado ilbididhqisiyo,taas oo ilaa hadda wax cilmigaa gaadhay dunida guudkeeda laga hellin.

sida aynu saynisku ku aragnay  xataa haddii light of speed la adeegsado inaan la gaadhi karin cilmigaas iyo aqoontaas,waxa ka mid ahaa waxyaalihi waaga la adeegsam jirey dabaysha oo qaabka diyaarada oo kale u taagnayd si walbay ahaataba waxa ku duugan qisadaa mucjiso iyo nabaigaas eebeb siiyay wax aan la siin bashariyada maqaalka maanta ramadaan kariim

hamse riraash

Advertisement

Ku Xayeysiiso