Xisbiyada Ucid iyo Kulmiye oo sheegay in ay fashilmeen wadahadaladii u dhexeeyay saddexda xisbi , xisbiga Waddani-na aanu diyaar u ahayn doorasho dalka ka dhacda

Labada xisbi ee UCID Iyo Kulmiye ayaa ku eedeeyay xisbiga Waddani in aanu diyaar u ahayn doorasho dalka ka dhacda oo wakhtigeedii qabsoonta.

Xisbiga Ucid iyo Xisbiga Kulmiye ayaa sheegay in ay fashilmeen wadahadaladii u dhexeeyay saddexda xisbi sidaa darareed labadooda oo keliya ay gaadheen heshiis oo ay ku qabsoomayaan doorashooyinku.

Advertisement

Ku Xayeysiiso