Nabi Maxamed (SCW) – Hogaamiye in tusaale laga dhigto ay tahay

Assalamu Calaykum

Qayb ka mida xalalka dhibaatooyinka umadeena waxa ka mida in la helo hogaan toosan oo garanaya masuuliyada saaran  Hogaamintii (SCW) waa kalimada kookooban oon ku eegi doono dhinac ka mida siirada rasuulka (SCW) oo ku saabsan hogaamintiisa. Waxa aan rajayn inaga iyo hogaankeenaba in ay tusaale ka dhigtaan. Fadlan sii gudbi.

— 

Said Ali Ahmed
Ottawa

Advertisement

Ku Xayeysiiso