Aniga oo ku hadla ya Magaca shacab ka Somaliland ee ku dhaqan dalka Sweden waxa aan halkan tacsi tiiraanyo leh ugadiraynaa Geerida Dr Mohamed Rashiid sheikh

 

Tacsi 

 

 

Ina Lillahi Wa ina ileyhi Raajicuun 

 

 

Aniga oo ku hadlaya Magaca shacabka Somaliland ee ku dhaqan dalkan Sweden waxa aan halkan tacsi tiiraanyo leh ugadiraynaa Mudane Dr Mohamed Rashiid sheikh Hassan oo ku geeriyoodaydalka Somaliland, magaalada Hargeisamaanta oo ay taariikhdu tahay 22/2-2019.Waxa aanu marxuumka Alle uga baryaynaain uu Janatul Fardawsa geliyo sidoo kaledhamaan ehelkiisa iyo asxaabtiisa  samir iyoiimaan ka siiyo. 

Marxuumku waxa uu ka mid ahaa haldoorka Somaliland ee dalkan Sweden ku noolaa xilal sare-na kasoo qabtay Somaliland sidoo kale hadh iyo habeen ka shaqeeynayeyhawlaha midaynta iyo samafalka eeshacabka ku nool Sweden iyo Somalilandba. 

 

ALLA MAHAD LEH 

 

Hussein Wadadyare 

Madaxa Arimaha Bulshada  

Ahna Ku xigeenka Wakiilka Somaliland eedalkan Sweden  

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso