Tacsi geerida marxuum Osman Abshir Abdulle oo ku geeriyooday dalka Djabouti

 

Ina Lillahi Wa ina ileyhi Raajicuun 

 

 

Aniga oo ku hadlaya Magaca shacabkaSomaliland ee ku dhaqan dalkan Swedenwaxa aan halkan tacsi tiiraanyo leh ugadiraynaa Mudane Osman Abshir Abdulle ooku geeriyooday dalkan Djabouti maanta ooay taariikhdu tahay 15/1-2019. Waxa aanumarxuumada Alle uga baryaynaa in uuJanatul Fardawsa geliyo sidoo kaledhamaan ehelkiisa iyo asxaabtiisa  samir iyoiimaan ka siiyo. 

Marxuumku waxa uu ka mid ahaaodayaasha guuritida ah ee hadh iyo habeenka shaqeeyaha hawlaha midaynta iyosamafalka ee shacabka ku nool Sweden.  

 

ALLA MAHAD LEH 

 

Hussein Wadadyare 

Madaxa Arimaha Bulshada  

Ahna Ku xigeenka Wakiilka Somaliland eedalkan Sweden  

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso