Hal abuur qoraa xamse riiraash oo ka hadlaya taariikh faca weyn ee saylac hamse riraash

Marka hore mahad dhamaanteed waxay usugnaatay allah( swt)

Iyada ooay adagtahay in maqaal gaaban lagu soo koobo taariikhda  faca wayn ee magaalada

Saylac  waxaan in yar oo kooban oo aan rajaynayo inay noqoto kadinka ama irrida aynu  ka galaynotaariikhda balaadhan ee magaaladan iyo xadaaradii ay soomartay .

Halkee ayey ku taal saylac

Saylac waxay ku taal waqooyi galbeed ee jamhuuriyada somaliland

Hadii aynu si kale u dhigno waxay ku taal xadka u dhexeeya jabuuti iyo

Somaliland waxay kulaalaysaa gacanka cadmeed iyo marin biyoodka  mandab halkaas oo ah goob aad iyo aad u istaraatiiji ah

Taariikh hore

Laga soo bilaabo qarnigii 13aad horaantiisii ay samaysantay bortooyadii u horaysay ee islaam ah geeska afrika.

Taas oo la odhan jiray (shawa) waxaana aasaasay niman carab reer banii makhsuum ah kuwaa oo ka soo haajiray dhanka jasiirada carabta nimankaas oon hada wax raad ahi ka hadhin oon ka ahyn dad yar oo loo yaqaan (orgobaha ) in yar kadib waxaa dhalatay boqortooyadii (ifat/awfaat) taas oo qabsatay boqortooyadii kale ee shawa .

Sida taariikh yahanadu sheegayaan boqortooyada (ifat/awfaat) waxay ka talin jirtay dhulka loo yaqaan jabarti dhulakaas magaalooyinkiisa ay ugu caansanayd (magaalada saylac) waxa kale oo ay sheegaan aasaasihii boqortooyada(ifat/awfaat) inuu ahaa cumar walasmac ama cumar lashmac oo ahaa tafiirtii sheekh yuusuf al kownayn .

Boqortooyada(ifat/awfat) waxa lagu sheegaa tan ugu awooda badnayd  uguna dhulka balaadhnayd marka loo eego todobadii boqortooyo  ee geeska afrikaممالك

Marka hore mahad dhamaanteed waxay usugnaatay allah( swt)

Iyada ooay adagtahay in maqaal gaaban lagu soo koobo taariikhda  faca wayn ee magaalada

Saylac  waxaan in yar oo kooban oo aan rajaynayo inay noqoto kadinka ama irrida aynu  ka galaynotaariikhda balaadhan ee magaaladan iyo xadaaradii ay soomartay .

Halkee ayey ku taal saylac

Saylac waxay ku taal waqooyi galbeed ee jamhuuriyada somaliland

Hadii aynu si kale u dhigno waxay ku taal xadka u dhexeeya jabuuti iyo

Somaliland waxay kulaalaysaa gacanka cadmeed iyo marin biyoodka  mandab halkaas oo ah goob aad iyo aad u istaraatiiji ah

Taariikh hore

Laga soo bilaabo qarnigii 13aad horaantiisii ay samaysantay bortooyadii u horaysay ee islaam ah geeska afrika.

Taas oo la odhan jiray (shawa) waxaana aasaasay niman carab reer banii makhsuum ah ku waas oo ka soo haajiray dhanka jasiirada carabta nimankaas oon hada wax raad ahi ka hadhin oon ka ahyn dad yar oo loo yaqaan (orgobaha ) in yar kadib waxaa dhalatay boqortooyadii (ifat/awfaat) taas oo xoog kula wareegtay  boqortooyadii kale ee shawa .

Sida taariikh yahanadu sheegayaan boqortooyada (ifat/awfaat) waxay ka talin jirtay dhulka loo yaqaan jabarti dhulakaas magaalooyinkiisa ay ugu caansanayd (magaalada saylac) waxa kale oo ay sheegaan aasaasihii boqortooyada(ifat/awfaat) inuu ahaa cumar walasmac ama cumar lashmac oo ahaa tafiirtii sheekh yuusuf al kownayn .

Boqortooyada(ifat/awfat) waxa lagu sheegaa tan ugu awooda badnayd  uguna dhulka balaadhnayd marka loo eego todobadii boqortooyo  ee geeska afrika
ممالك سبعة الاسلامية  
Saylac oo ah meelaha aduunka ugu qadiimsan Kuma soo koban qalin balse waxyarbaan idiinka iftiimatay maqaalka maanta 
Hamse riiraash

Advertisement

Ku Xayeysiiso