Madaxweynaha maamulka Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wareegto uu soo saaray ku joojiyay cashuur dhaafka.

Madaxweynaha maamulka Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta 13 Jan, 2019 soo saaray digreeto lagu joojinayo cashuur dhaafkii iyo cashuur dhimistii loo samayn jiray hay’adaha dawladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay.

Advertisement

Ku Xayeysiiso