Madaxweynuhu hadduu gobolada dalkoo dhan soomaray wuxuu gutay waajibaadkii ka saarnaa

.in badan oo Dada ka mida waxay qaylo dheer iyo mid gaaban isku waywaydiin jireen muxuu madaxweynuhu madaxtooyada la fadhiyaa? Muxuu Madaxweynuhu u dhaafi waayay hargaysa? dhaafi maayo gebiiley iyo boorama gaadhi maayo burco iyo sanaag! laascaanood iyo jiida horrena warkeeda daa!

Balse madaxweynuhu wuxuu beeniyay falsafadaa had iyo jeer ay dadku Isla dhexmari jireen iyo haddaladii Sal iyo raad doona lahaan jirin.

Sannad ka bacdi ayuu madaxweynuhu u kicitimay gobolada Barri .iyadoona oodweyne si gobonimo ah ugu so dhawaysay hadhuub caano geel ,xaggay laascanood faras fuushiisay ,sanaag iyo burco iyo saaxilna soodhawayn wacan u muujisay, madaxweynu wuxuu dhex lugeeyey shacabkiisa jeeroo u kasoo gaadhay magaalo madaxdaa hargaysa. Oo haddadan uu kusuganyahay

Madaxweynu wuxuu dadka tusayay wadankiisa iyo dadkiisa isaga Oo meelahooga ugu tagayay lugtiisana maalayay waana waajibaad saarnaa isaga iyo xukuumadiisa waana sidii ay dadku rabbeen maadama ay horreba ugu odhan jireen meeelna MA gaadho.

Madaxweynuhu waa nin shaqaynaya iOo soo jeeda waa nin taladu ka go’do una eeg nin dhaami doona cid walba, waa madaxweyne in badan rabba taariikh in badana awooda hasaaro wax soo saarka gudaha Sabato ah taasaa wax walba ka muhiimsan maqaalka manta hamse riiraash

hamse riraash

Advertisement

Ku Xayeysiiso