Wasiirka Daakhiliga Somaliland oo Masuuliyiin Cusub Maanta U magacaabay Degmadda Balli- Mataan ee Gobolka MaroodiJeex

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jmahuuriyadda Sonaliland Md. Maxamed Kaahin ayaa maanta u magacaabay Masuuliyiin Cusub Degmada Balli-Mataan ee Gobolka MaroodiJeex.

Masuuliyiintan ayaa kala Ah Gudoomiyaha Degmada Axmed- Naasir Maxamed Daahir .

Ku xigeenka Gudoomiyaha Degmadda Xasan Maxaned Cismaan iyo Xoghayaha Fulinta Degmadda oo ah Axmed Cali Aden.

Advertisement

Ku Xayeysiiso