Daawo-Asxaabta Qaranka Somaliland ,Mudayaasha Golaha Guurtida Somaliland ,culimada wadanka iyo xubno Qaryaqaano Ah Ayaa falanqeyn ku sameeyey xeerka kufsiga dalka Oo dhawaan madaxweynuhu Meelmariyey

(Toggaherernews)-Asxaabta Qaranka Somaliland ,Mudayaasha Golaha Guurtida Somaliland ,culimada wadanka iyo xubno Qaryaqaano Ah Ayaa falanqeyn ku sameeyey xeerka kufsiga dalka Oo dhawaan madaxweynuhu Meelmariyey…

Xeerka kufsiga oo si biq kaga gudbay Baarlamaanka somalilandayaa waxaa maanta si mug leh uga dooday kulan na uga yeshay masuuliyiintaasi asxaabta qaranka qaar ka mid ahaa ,gudida joogta ee golahaasi guurtida ,culimada dalka ,garyaqaano ,waxaanay talo ahaan ku soo jeedinaayeen in xeerkaasi meesha laga saaro dibna qaranka loogu yaglleeno xeer cusub…

Daawo:

SONY DSC

SONY DSC

Advertisement

Ku Xayeysiiso