Helicobter Dagaal oo Sucuudigu leeyahay oo ku burburtay Yemen Duliyayaasheedii oo Ku dhintay..

Afhayeenka Isbahaysiga Carabta ee dagaalka ka wada Yemen Turki Almaaliki ayaa sheegay in ay ku burburtay Helicobter dagaal Sucuudigu leeyahay magaalada Almahra ee Yemen ayna ku dhinteen Labadeedii Duuliye halka laba askari oo kale ku dhinteen xuduudka maanta.

Maaliki ayaa sheegay in saaka oo jimce ah in diyaarad isbahaysiga ka tirsan leedahayna ciidanka bariga ee Boqortooyadu ay la kulantay cilad farsamo taas oo ay sababtay in ay dhacdo kuna dhintaan duuliyihii iyo gacan yarahiisi xili ay ku jirtay hawlaheedii caadiga ahaa Gobolka Mehra ee Koonfurta Yemen.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso