Safiirka Somaliland U fadhiya Dalka Filland Ayaa Dood Cilmiyeed Ku Qabatay Caasimada Somaliland Ayaa Faahfaahin kaga Bixisay waxyaabihii Dalka Gudihiisa Ay Ku Aragtay Mudadii Ay Joogtay…

(Toggaherernews)-Safiirka Somaliland U fadhiya Dalka Filland Ayaa Dood Cilmiyeed Ku Qabatay Caasimada Somaliland Ayaa Faahfaahin kaga Bixisay waxyaabihii Dalka Gudihiisa Ay Ku Aragtay Mudadii Ay Joogtay…

Saamiya Muuse Oo ah safiirka somaliland u fadhiya dalka filland ayaa si faahfaahsan uga warantay waxyaabihii ay ku aragtay dalka mudadii ay dalka gudihiisa joogtay ,iyadoo dood cilmiyeed ku saabsanayd cilmiga ,maalka iyo sharafta doodeeda kaga warantay..

Halkani hooseKa Dhagayso warbixintaasi Oo faahfaahsan…

Advertisement

Ku Xayeysiiso