AGaasimaha Guud Ee Wasaarada Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cumar Cabdilaahi (Cumar Sayd) Ayaa Daboolka Ka Qaaday IN Sumada Gaadiidka Dadweynaha In Ay Casriyeynayaan.

(ToggahererNews)-AGaasimaha Guud Ee Wasaarada Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Cumar Cabdilaahi (Cumar Sayd) Ayaa Daboolka Ka Qaaday IN Sumada Gaadiidka Dadweynaha In Ay Casriyeynayaan…

AGaasimaha Guud Ee Wasaarada GaadiidkaIo Horumarinta jidadka dalka cumar sayd ayaa ka xogogaal waramay ujeedada ay ka leeyihiin casriyentaasi lambarada gaadiidka dadweynaha ,waxaanu agaasimuh yidhi:

(Waxaa wasaarada u qorshaysan in casreyn degdeg ah ku samayso sumada gaadiidka dadweynaha somaliland dhammaantood sida aad ka warqabtaan gaadiidka sumada somaliland la siiyaa muddo badan ayey soo socotay oo ay maalinba soo maraysay heer oo la casriyeynaayeytanina kama duwana casriyeyntii hore anagoo si fiican iskaga kaashanayna shirkadii awalba gacanta ku haysay hodan inter price waxay dhawaan badali doontaa oo casriyeyn lagu samayn doonaa dhammaan sumada gaadiidka dadweynaha runtiina badalaadaasi ujeedooyin badan ayey wasaaradu ka leedahay sida aad ka warqabtaana lambarkii gaadiidka dadweynuhuwuxuu ku dhow yahay boqol kun oo boqolka marka la yidhaahdo wuxu noqonyaa lix god markaasi waxaa ciidanka nabadgalyada ku adkaanaya in ay lambarkii akhriyaan sidaasi darteed mar hadii u boqol kun ku dhawaanayo waa in qorshe kale oo casriya looga guuraa .

Midda labaad dhibaato badan ayaa ka soo gaadhay muwaadiniinta reer somaliland oo ah in gaadhigii lagu ibsado lambarkii oo gaadhigii o aan waxba qabin oo aan oo tayadiisi fican tahay la yidhaahdo lambarkiisu wuu dhacay .

Anagoo arrintaasi ka duulayna ayaanu waxaanu qorshaynay qorshahan aan imika idiin sheegaayo baley lambarku wuxuu noqon doonaa mid xarfo ku dhex jiraan oo casriya oo wasaarada dhowr qof oo ka mid ah oo howlwadeen ah mooyaane qof kale oo muwaadin ah aanu ogaan kareyn goorta uu soo dagay dhawaan ayaanu inshaa allah bilaabi doonaa  bile lambaradan waxaa la dhgi doonaa dhammaan gobolada dalkoodhan oo ay ugu horeyso gawaadhida cusub ee berbera ka soo degaya waxaan kaloo doonayaa in aan dadweynaha u sheego qasab ma aha in gaadiidkii hore in ay badalaan biley lambarka oo gaadiidkii hore biley labarkoodii xaqbay u leeyihiin oo sifo sharci ah ayuu ku baxay o taasi ayey ku wadanayaan qofkii si iskii ah u doonaya in bileydhkiisii badalo oo uu soo xareeyo kharashka cusubna uu iska bixiyo oo okey oo waa loo dhammeynayaa laakiin wax khasab ah oo muwaadiniinta lagu cadaadinayo ma aha ,macradada ayaa waxaa jira gaadhigii ayaa uu soo iibinayaa oo lambarka ayuu ku xidhayaa wuuna dhigayaa maadaama uu gaadhigiisii uu ka ganacsanayo isagoon gaadhigii aan laga iibsan ayaa la odhanayaa gaadhigii lambarkiisii hos ayuu u dhacay arkaasi macradadana waxaanu u diyaarinay biley labaro u gaar ah oo lambaro ganacsi ah oo ay berbera kaga soo kaxeeyaan oo ay ku dhogan macdaarkooda marka uu qofku ka iibsado ayuu soo doonan doonaa biley rasmiga ah ).

Advertisement

Ku Xayeysiiso