Iran oo Qabatay Hogaamiye Maafiyo tahriibiya Mukhaadaraadka

Masuul Xeer ilaalinta Iran ah ayaa sheegay in muwaadin Pakistani ah oo hogaamiya mid ka mid ah maafiyada tahriibisa Mukhaadaraadka Gobolka Karaman ee Koofurta Iran la qabtay isaga oo sitana Maaliyad badan oo ay lee yihiin kooxdani.

Xeer ilaaliyaha kiiskan gacanta ku haya ee Gobolka Karaman,Xamiid Karami ayaa xaqiijiyay qabashada ciidanka amaanka ee Ninkan.

Waxaanu intaa ku daray in la furay baadhitaanka 11 File oo maydhista lacagta ah iyo daba galka hantida iyo xoolaha 22 hogaamiye oo ah kuwa tahriibiya wax oo isha lagu hayay ka dib amarka Maxkamada.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso