Gudoomiyaha Gobolka Maroodi jeex Ee Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeela Ucid Ayaa Wareysi Xiiso Badan Idiinka Haynaa Oo Uu Kaga waramaayo Dowlad Hoose Ee Caasimada Somaliland Oo Baryahan dambe Shaqadeedu Wagasha wagash noqotay ..

(Toggaherer)-Gudoomiyaha Gobolka maroodi jeex Ee Xisbiga cadaalada iyo Daryeela Ucid Ayaanu wareysi Xiiso Badan Idiinka haynaa Oo Uu kaga waramaayo Dowlad Hoose Ee caasimada Somaliland Oo Baryahan dambe Shaqadeedu Wagasha wagash noqotay ..

Gudoomiyaha Gobolka maroodi jeex Ee xisbiga cadaalada iyo daryeelka ucid Maxamed Aadan ayaanu wareysi xiiso badan idiinka haynaa ,waxaanu gudoomiyuhu dhaliil culus u soo jeedyiey masuuliyiinta dowlada hoose ee caasimada somaliland oo baryahan dambe howshoodii gabay waxaanu gudoomiyuhu farta ku fiiqay burburka wadooyinka caasimada ka jira iyo bilicdii caasimada oo hoos u dhac ku yimid ..

wareysigaasi oo faahfaahsan goor dhow nag fisha akhyaaray…

Advertisement

Ku Xayeysiiso