Daawo-Mudanayaasha Aqalka Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Dood Kulul Ka Yeeshay Xeerka Qandaraasyada Qaranka Oo Qabyo Badan Ka Muuqato,Waxaany Xildhibaanada Golahaasi Dalbanayeen..

(Toggaherertnews)-Mudanayaasha Aqalka Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Dood Kulul Ka Yeeshay Xeerka Qandaraasyada Qaranka Oo Qabyo Badan Ka Muuqato,Waxaany Xildhibaanada Golahaasi Dalbanayeen..

Fadhigii maanta Ee mudanayaasha Aqalka Golahaasi Guurtida Somaliland Oo Uu shirgudoominaayey Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee golahaasi mudane-Siciid Jaamac Cali ayaa mudanayaasha Golahaasi waxay si faahfaahsan uga doodeen xeerka qandaraasyada qaranka oo qodobadiisa qabyo badan ku jirtay sida ay tilmaamayeen mudanayaasha..

Daawo Muuqaalkaasi..

Daawo-

Advertisement

Ku Xayeysiiso