Daawo: Cabdiwali Markuu Hadlaayo Waxa Uu Yidhaahdaa Inyaroo Bariga Burco Ah Iyo Galbeedka Hargeysa Ayaa Dagalka Wada,Inaguna Waxaynu Nidhaahnaa farmaajo Ayaa Dagaalkan Wada,Ciidanka Dagaalamayaa Waa Puntland Aynu Taasi Ku talogalno” Xil Jirde.

(ToggahererNews)-Cabdiwali waxa Uu Yidhaahdaa Markuu Hadlaayo Waxa Uu Yidhaahdaa Inyaroo Bariga Burco Ah Iyo Galbeedka Hargeysa Ayaa Dagalka Wada,Inaguna aynu Ka Boodnaa Oo Waxaynu Nidhaahnaa farmaajo Ayaa Dagaalkan Wada,Ciidanka Dagaalamayaa Waa puntland Aynu Taasi Ku talogalno Oo Waxa caalamka Aynu U Sheegayno Iyo Waxa Dadkeena Aynu U Sheegayno Ayno kala Dayno-Xil Cabdiqaadir xaaji Ismaaciil jirde.

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso