Warbixin-Caasimada Somaliland Waxaa Diyaargarow Balaadhan Loogu Jiraa Munaasinada Ciidul fidrida ,Halka dirawaliinta Magaalada Hargeysa Ay Cabasho ka muujinayaan Wado Yaraan Soo Foodsaartay Gaadiidkooda kala duwan.

(Toggaherer)-Caasimada somaliland Waxaa Diyaargarow Balaadhan Loogu Jiraa Munaasinada Ciidul fidrida ,Halka dirawaliinta Magaalada Hargeysa Ay Cabasho ka muujinayaan Wado Yaraan Soo Foodsaartay Gaadiidkooda kala duwan….

Dirawaliinta caasimada somaliland ku dhaqan ayaa cabasho xoogan ka muujiyey wado yari ka taagan magaalada hargeysa ,waxaanay masuuliyiinta dowlada hoose ee magaalada hargeysa ka dalbanayeen in arrintaasi ay wax ka qabtaan,xilli saxmad xoogani ka taagan tahay suuqyada magaalada hargeysa..

Halkani kaga Boggo warbixintaasi oo faahfaahsan:

Advertisement

Ku Xayeysiiso