Daawo-Wasiirka wasaarada Tiknoolajiyada Ayaa warbaahinta UGa Jawaabaaya Su aalo Ay ka waydiiyeen

(Toggaherer)-Wasiirka wasaarada Tiknoolajiyada Ayaa warbaahinta UGa Jawaabaaya Su aalo Ay ka waydiiyeen..

Kulankii warbaahinta iyo culimada ku dhexmaray magaalada hargeysa ayaa masuulyiintii ka soo qaybgashay waxaa

ka mid ahaa wasiirka wasaarada tiknoolajiyada qaranka somaliland ,waxaanu suxufiyiintii kulankaasi ku sugnayd uga jawaabay su-aalo tiro badnaa oo ay weydiinayeen suxufiyiintu masuulyiintii kulankaasi goob jooga ku ahayd

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso