Akhri-Duufaanta Ku Dhufatay Gobolka Saaxil Waxay Sababtay in Hal Qof Uu ku Naf waayey ,iyadoo Dhirtii xeebaha Ku  Taalay Gunta U Xaabisay Quwada Ay Wadatay-Xil Maxamed sheikh Cabdiraxmaan.

(Toggaherer)-Duufaanta Ku Dhufatay Gobolka Saaxil Waxay Sababtay in Hal Qof Uu ku Naf waayey ,iyadoo Dhirtii xeebaha Ku  Taalay Gunta U Xaabisay Quwada Ay Wadatay-Xil Maxamed sheikh Cabdiraxmaan.

Xildhibaan maxamed sheikh cabdiraxmaan oo ka mid ah mudanayaasha golaha Guurtida Somaliland ayaa ka hadlay roobab la xaadle oo dabaylo wata oo ka da-ay gobolka saaxil,mudanahaasi oo arrintaasi ka hadlaaya ayaa yidhi:

(xowliga ay ku soconayso iyo dhulka ay ku dhufatay markaan warbiinteeda idin siiyo wax qof ba-aadam ahi suuraykaro ma aha ,afartii habeen –nimo waxaa ku dhuftay ,iyadoo labadii maalmood ee hore ay roobaba yaryar oo dabaylo yaryar wataa ay hayeen deegaanada xeebaha oo ay ka mid tahay Berbera ,waxaa afartii xalay ku dhuftay gobolka saaxil dabaylo oogan oo wata roobab iyo dabaylo waxaanay sababeen in dhirtii ku taalay xeebaha ay gunta ka gooyan oo dhirtii oo duulaysa ay guryihii dadku daganaayeen ay la dhacdo oo ay ku dhufato .

Runtiina imika lama hayo dhimasho badan balse hal qof ayaa la soo sheegay waxaanan halkani qaylo dhaan rasmi ah uga diraynaa in ay khatar ku jiraan ooay ku godoonsan yihiiin Buluxaar, ceel sheikh cabdi geedi ilaa war la helay deegaanadaasi ayaa axaa ku socda roobab waa eyn oo dabaylo wata oo macalaa dhirtii inta ay soo jaraan ay khatar ugu jiraan noloshii bani-aadamku ,axaanada dareemi karaysaa dunuufaha dadkasi danyarta ah oodunuufaha ku xeeran aad dareemi karaysaan iyadoo ilaaxalay ilaa maanta aanay carruurta deegaanadaasi helin waxay afka ku dhuftaan ,waxaanu mudanuhu baaq u diry xukuumada ,guddida ka hortaga mmasiibooyinka Somaliland ,haddii aan dadka deegaanadaasi ku nool haddii aan caawinimo lala gaadhin ay noloshoodu khatar ku jirto ,waxaanan baq dheer udirayaa shacbi weynaha somailand Guddo iyo dibadba in dadkeenaasi duufaanadu ku dhuften laga warhayo oo loo gurmadu ayuu yidhi xildhibaanku).

Advertisement

Ku Xayeysiiso