Wareysi Kooban-Dadweynaha ku Dhaqan Gobolka Gabiley Waxay Ku Wado Sheekaysanaayeen Sidii Beerta Loo Qodi Lahaa -Xildhibaan Cabdikariim Sh. Cumar

(Toggaherer)-Dadweynaha ku Dhaqan Gobolka Gabiley Waxay Ku Wado Sheekaysanaayeen Sidii Beerta Loo Qodi Lahaa -Xildhibaan Cabdikariim Sh. Cumar Sh. Furre.

Xildhibaan cabdikariim sh. cumar sh. furre oo ka mid ah Mudanayaasha Aqalka Golaha Guurtida Somaliland oo wareysi khaas ah siinaayeye shabakadani caanka ah Ee Toggaherer ayaa faahfaahin dheer ka biyey safar uu dhawaan kaga yimid Gobolkaasi Gabeley Oo wax Soo saarka tacabka Beeruhu si xowli ah uga socdo..

Daawo-wareysigaasi:

Advertisement

Ku Xayeysiiso