Wareysi-Dowlada puntland Waxaan Leeyahay S/land Dagaal Ma Rabto,Balse Haddii Aad Wax Soo Dhaqdhaqaajisaan Garoobe Ayeynu Ku Wado Hadli Doonaa-Xil Cawil Cismaan.

(Toggaherer)-Wareysi-Dowlada puntland Waxaan Leeyahay S/land Dagaal Ma Rabto,Balse Haddii Aad Wax Soo Dhaqdhaqaajisaan Garoobe Ayeynu Ku Wado Hadli Doonaa-Xil Cawil Cismaan.

Xildhibaan cawil cismaan maxamuud ooka tirsan mudanayaasha Aqalka Golaha Guurtida somaliland una waramaayey shabakadni Toggaherer ayaa maamulka puntland uga digay in aanay xukuudamudaha dalka S/land aanay ku soo gardanoon,halka uu sidoo kalena uu mudanuhu fariin u diray madax dhaqmeedka somaliland.

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso