Talooyin kale oo ka mid Ah talooyinkii Luqmaan Al-Xakiim uu inankiisa baray

Kani waa barmaamijkii ugu danbeeyay ee barmaamijyo isdaba jooga oo aan kaga hadlaynay korinta iyo toosinta ubadka. Waxa
aan barmaamijkan ku soo qaadanyanaa qabytii ugu danbaysay ee waanooyinkii uu ninkii Luqman Xakiim la odhan jiray ku waaniyay inankiisa.

Advertisement

Ku Xayeysiiso