Dpworld arinku ma taagna ee wuxuu taagan yahay somaliland yaaney waxba soo galin ,arinta xiqdi iyo xasad ayaa ku jira

Somaliland waxaan lee yahay dadkaa soomaaliya ee aanu jaarka nahay waxay ku hadlayaan wixii calooshooda ku jirey waxa kaliya ee ay isku raacsan yihiin waa xaasidnimada umada somaliland,waxaa tusaale kuugu filan iyaga oo col ah oo baalamankoodu laba u kala fadhiyo,hadana dawladii aan jirin iyo golahii sharwadeenka ahaa ayaa is haysta shacabkoodii oo leh goaanki dawladeenu qaadatey, waxay sheegayaan dekeda caalamiga ah ee berbara jamhuuriyada somaliland ee barakeysan,waxaad halkasi ka arkeysaa iney isku raacsan yihiin iney jamhuuriyada somaliland runtu,si kale oo ay heshiis ku yihiin iyo dadnimo ay lee yihiin inaaney jirin ayaa ka muuqata,marka ay sidaasi tahay  somaliland cadawgeedu ha jabo oo ilaahay ha jabiyo,horumarka ay somaliland marayso waa mid aynu ilaahey ugu mahad naqeyno,dadkeena iyo dalkeena ilaahay ha inoo hagaajiyo.

Alaah mahad leh

By/abdirizak hoosh

Hargeisa

Advertisement

Ku Xayeysiiso