Daawo-Xildhibaan C/raxmaan Cismaan shaadh Ayaa Madaxweynaha Qaranka Somaliland Ku Bogaadiyey Safarka Shaqo Ee..

(Toggaherer)-Xildhibaan C/raxmaan Cismaan shaadh Ayaa Madaxweynaha Qaranka Somaliland Md-Muuse Biixi Cabdi Ku Bogaadiyey Safarka Shaqo Ee..

Daawo:Xildhibaan cabdiraxmaan cismaan shaadh ayaa madaxweynaha qaranka ku hambalyeeyey safarka shaqo ee uu dhawaan ku tagay dalka imaaraadka carabka ,waxaanu mudanuhu si balaadhan u soo dhaweeyey heshiiska maalgashiga dekeda berbera ee Dp-world-ka.

Advertisement

Ku Xayeysiiso