Daawo-Warbixin-Mudanayaasha Aqalka Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Qaadacay Hadalo Ka Soo Yeedhay Somalia.

(Toggaherer)–Warbixin-Mudanayaasha Aaqalka Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Qaadacay Hadalo Ka Soo Yeedhay Somalia.

Daawo-Mudanayaasha aaqalka Golaha Guurtida Somaliland Oo fadhi Degdeg ah iskugu yimid ,go-aan mideynsanna kaga soo horjeestay hadalo dhawaan ka soo yeedhay xukuumada taagta daran ee somalia,isla markaasina waxay mudanayaashu soo dhaweeyeen heshiiska maalgashiga dekeda berbera ee Dp-worldka.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso