Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo galabta gurigiisa ku booqday Xaaji Cabdikariin Xuseen (Cabdiwaraabe)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta waxa uu booqasho ugu tegay xaaji cabdikariin Xuseen (Cabdiwaraabe) oo xaalad caafimaad u jiifa gurigiisa, isagoo madaxweynuhu u duceeyey xaajiga In Alle ka dulqaado xanuunka oo uu caafimaad taama siiyo

Advertisement

Ku Xayeysiiso