Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Xukuumada Somalia Si Kulul Ula Hadlay,Fariina U Diray.

(Toggaherer)-Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Xukuumada Somalia Si Kulul Ula Hadlay,Fariina U Diray.

Gudoomiyaha aqalka golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta galka seefta ka saaray oo Maamulka xukuumada Somalia runta u sheegay,kana dalbaday in Qaranka Somaliland ay farogalinta ka daayaan,halka uu sidoo kalena uu Mudanayaasha Golaha guurtida Uu galiyey fadhi xidhan:

Halkani Hoose Ka Dhagayso Khudbadii Gudoomiye Saleebaan:

Daawo-

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso