Golaha Baarlamaanka Maanta Xaalkoodii waa Caanadaateyba debedood la Qabay,

Golaha Baarlamaanka Maanta Xaalkoodii waa Caanadaateyba debedood
                 la Qabay, Tuugtii wadanka xaraashtey Hadaa maanta Kashifteen, Sacad Beenaale
                Moorgan, Samsam Heerya Xun, & Muhnad& Qoyskii Siilaanyo, & Muusaba Guul.
Golaha Baarlamaanku iyagaa Xaaraanta, xaqdarada, & Dulmiga Siilaanyo & kulmiye & Xuk-
uumadiisi inay dhacaan Wadankau fasaxay, Cir, Dhul & Bad, & Buuraba.
Baarlamaanku wuxuu daawanayey, Qaybtiisana qaadanayey, Maxamuud Xaashi oo Airportka
Iskaqaatey Lacagtii lagu dhisey, Isagoo Cashuur gaara ka qaata Airportka oo Jeebkiisa ku
dhacda, Qaadhaankii Abaarta & Tii Biyihii Xumbo Weyne oo ilaaha Muhnad Jeebkiisaku maqan
cidina Weydiinin.
Baarlamaanku waxay daawanayeen, AaminaWeris & Samsam oo Wadanka iskaMaamusha
oo Siilaanyo la doortey aanu talinin, ee Labadaa Habrood  Wadankii aabi,iyeen, oo ay daawa-
nayeen, oo ay ku samayn lahaayeen Xilka Qaadis Magaca Siilaanyo eeWadanka ay ku boobayaan
oo Sharci u haysteen inay Habrahaasi Wadanka ka badbaadiyaan, Kol hadii Odeygu amar Allahelay.
Baarlamaanku waxay daawanayeen, Moorgan oo InaSiilaanyo qabo oo sidii boqortooyo amarkiisu
kataliyo Wadanka oo Deked, Cir & dhulbaxaaraashay, oo Dekeii iibsadey, Berbera Ciidan Milatriya
ku soo hogaaminaya oo Saldhig milatriya. oo Dekedii DPW iskasiiyey oo ImikanaEthopia ku soo
daray, oo Wadankii Xaraashay, oo xiita Sherked Maalgashi Magaciisa& Sacad  ku qortey, isagoon
Sharci, & Baarlamaan & cid kale toonawaxba iskaga tirinayn.
Baarlamaanku Beenaale Sacad, oo Arimihii Debeda ka dhigtey EGO, oo albaabada u soo xidhay
Ictiraafkii & Saaxibadii S/Land oo wiigan uu is casiley Masuul sare Arimaha debada, isagoo
Sheegay Wasiirkii Lacagtii & Aqoonsigii & Arimihii Debada wuu baabi,iyey, isagaana ku takri
fala, Nin Ganacsade oo dilaal ayuu isu Bedel Wasiir Sacad, kolkaa sidaas ayaan isu casiley.
Bal Hadaba, Baarlamaanku ImikaS/Landwey dhacan tahay, oo Dekedeedii ayaa layska siiyey
Dubai & Ethopia, oo iskamaamulanaya, Heshiiskiina laydinka qariyey, oo Qoyskii Siilaanyo
Aamina Weris, Moorgan, Samsam Heerya xun, Muhanad & BeenaalahaQarniga Sacad  ay
sidey dooneen kayeeleen, oo Berberi dhacan tahay, oo S/Land dhacan tahay, ee haladabo
qabto, oo Maafiyadan Maxkamad hala saaro, Siilaanyo & qoyskiisii, Muhanad, Moorgan &
Sacad & Samsam heerya xunba.
Siilaanyo & Xukuumadiisi & Tan Muusaba xaqii wuu dilaacii, oo xaaraantii waalaydinka soo
qufi Aduun & aakhiraba, Dekedii, Biyihii Xumbo weyne, Qaadhaankii Abaarta, Macdantii &
Xoolihii Masaakiinta, waxaan Toosh idinku hayaShacabkii S/Land oo dhan, & Radio Alcadaala.
hays odhan cidi kumaaarkayso afka buuxso,
Wabilaahi Tawfiiq.

Advertisement

Ku Xayeysiiso