Daawo-Wareysi Xiso Badan:Waar Nadaaya Waar- Dekeda Berberi Kuma Jirto..Xil cabdiraxaan cismaan (Shaadh).

(Toggaherer)-Wareysi Xiso Badan:Waar Nadaaya Waar- Dekeda Berberi Kuma Jirto..Xil cabdiraxaan cismaan (Shaadh).

Xildhibaan cabdiraxmaan cismaan shaadh oo ka tirsan mudanayaasha aqalka Golaha Guurtida Somaliland ayaa jawaab waafi ah siiyey masuuliyiinta xukuumada somalia Ee Muqdisho fadhiya ,waxaanu hogo tusaaleeyey midowgii lagu hungoobay iyo qaran-nimada Soamlialnd sida ay lama taabtaanka u tahay

Daawo -Wareysigaasi gaarka ah ee uu xildhibaan c/raxmaan cismaan shaadh uu si gaara u siiyey shabakadani Toggaherer.

Advertisement

Ku Xayeysiiso