Ma xaaqbaa in arab 1 qof oo kaliya maliyada ka shaqeeyo  bal eeg cadala dawlada muse bixii

 

Waxaanu halkan idinku soo gudbin doonaa wasiirka wasaarada

Maaliyada Somaliland sida uu u qaabiyey xilalka wasaaradiisa iyo beesha xilalka ugu badan ka haysa .

(A)HABAR AWAL:-

Magaca Qabiilka Iyo Title:-

1- Abdi karim Ibrahim saleban Sacad muuse Agasimaha misaaniyada

2-Seyid cali Sacad muuse Ag/Kuxigenka misaniyada

3-Bahja yuusuf Sacad muuse Ag/Mamulka shaqalah (HR)

4-Xuseen Xasan ahmed Sacad muuse Ag/Ku xigenka m/Lacagta(Adm&finance)

5-Omaar Sacad muuse Ag/Ku xigenka Kastamyada

6-C/salaam Buse Sacad muuse Mamulaha Cashuuraha bariga G/M/Jeex

7-Khaddar cisman c/Rahman Sacad muuse M/Ku xigeen cashuraha beriga G/M/Jeex

8-Cabdikariin Sacad muuse AG/Ku xigenka Audit

9-Aamiin cabdi Sacad muuse Agisimaha ICT

10-Khaddar indha leeb Sacad muuse La taliyaha AR.kormerka e wasirka

11-Garyaqan Xasan dheer Sacad muuse Cordinatorka PFM

12-Fardowsa Ciise muuse Agasimaha sharciyada

13-C/rahman jibriil (afkank ladin) Ciise muuse AG/Kormerka dakhliga

14-Kayse Ciro Ciise muuse Xisabiye ku xigeenka Xisabadka

15-Xuseen habri Ciise muuse Madax logistics

16-Ahmed Ali tinish Ciise muuse Madax media

17-Oday Ahmed Farax Ciise muuse La taliyaha kastamka

(B)BEESHA GARXAJIS:-

1-Mohamed Xasan saleban Habaryonis Agaasimaha Cashuraha beriga

2-Da’uud Siciid Muxumed Cidagale Agaasimaha Qorshaynta

3-Khadar Laas Cidagale Ag/ku xigenka cashuraha beriga.

(C)BEESHA HABAR JECLO:-

1-Asad Maxamuud Habarjeclo Agasimaha Mamulka lacagta

2-C/laahi HawiyeToljecleLa taliyaha wasiirka.

(D)BEESHA ARAB:-

1-Xamse C/Qadir sh/Hussein Arab Ag/Ku xigeenka qorshaynta.

GADARBUURSI/SAMAROON:-

1-Idiris Samaroon Agasimaha kastamka

2-Wayrax maxamed Samaroon Ag/kuxigenka shaqalaha

3-@Kayse dheere Samaroon Ag/internal Audit.

Maxsuulka Soo baxay Waa sidan ama Tirada Guud waxay Noqonaysaa Sidan:-

19 Xil Jeegaanta

7 Xil beelaha kale Garxajis/Arab/Samaroon/

Fiiro Gaar ah:-

Gabooye 

Harti

Ayuub 

Tol jecle 

Ciise

Kuma Jiraan Tirada Meeday Cadaaladii Iyo Sinnaantii allow alle.

 

 

La soco qaybta dambe ee maamulayaasha kastamayada ,maamulayaasha cashuuraha beriga ee degmoyinka iyo Gobalada ,iyo waliba Xisaabadka Guud.Sida lugu kale badan yahay.

Halkaa Waxaa Ka Cad In ninkan wasiirka Maaliyada loo yeedhiyo Cida U Magacaabaayo.

Daahir yaa Shamis Fikirkiinu Waa Muhiim.

Tusan:-

Mubaarik Kanadi✍

Advertisement

Ku Xayeysiiso