Daawada degdega waxa ka muhiinsan qalab caafimaad oo lla helo

Healths scale CB mechine
Qalabka caafimaadku waxa uu raad sugan ku leeyahay sida fudud ee lagula socon karo caafimaad qabka qofka
Qalabka baadhista caafimaadku waxa uu fududeeya helista xanuunada la soo darsay qaybaha habdhiska uu ka kooban yahay kidhka aadamiga waxa ay inta badan drs ku ogaadan xanuunada waraysiga uu bixiyo bukahu oo uu ka duulo drs helista najiidada caafimaad qaabka ogaanshiyaha hadaba qalabku wuu ka muhiimsan yahay dariiqooyinka loo maro badhitaanka caafimaadka guud dr Xerew phesoterapy center waa ka qayb fayaqabka qofka in la daaweeyo qalab caafimaad oo dhamaystiran daawoyin chines oo lagu kululaynaayo qaybaha jidhka oo dib looga shaqaysiinayo sida xidida dhiiga qaada iyo muruqyada jidhka awooda siiya xaruntan waa xarun runtii ku soo kordhisay qalab caafimaad oo aduunka horumaray ku cusub dr xerow phesoterapy center waxay baajisay jahawareerkii ka haystay bulshada ogaanshiyaha caafimaad qabkooda gaarka dr xerew oo runtii ka waxtar badan daawooyin aanu u baahnayn in la iska liqo had iyo goor sida qof buka oo jidhku is galay ama u baahan in laga shaqaysiiyo muruqyada iyo xididada jidhka uu ka kooban yahay looma baahna in qof kasta uu aamino in ay daawadiisu ku jirto daawooyin uu iska qaato isagoo aanu dr ku qorin
ama uu ka iibsado pharmasi aanu fadhiyin dr daawooyinka oo hada ay sii kordhayso dhibaatooyinkoda caafimaad maadama ay sii badanayaan pharmasiyadi iyo rugahii caafimaadka oo noqday goobo ganacsi kadib markii ay luntay siyaasadii caafimaadka dawliga wasaarada caafimaadka waxa dhacday ama samaysmay khaladaad badan iyo waxyeelo caafimaad oo ka timid bulshadii oo noqotay bulsho iskood u qaadata daawooyin aanu dr u amrin in ay isticmaali karaan daawooyinkaas oo ku keenay maamul daro iyo talo la an caafimaad oo kasoo wajahday bahdii caafiimadka ay bidayeen aqoonta caafimaad sida drs nurses oo isku badalay ganacsato lacag raadis ah waxa samaysmay goobo iclaajyo kadib markii uu burburay siyaasadii caafimaadka dawliga waxa kordhay dhimashadii waxa buuxsamay cusbitaaladii dawliga iyo privites waxa batay xanuuno sida noocyada cancerka faaliga oo bulshadu u jiifto inta badan
Waxa jidhkii fayaqabay ku dhacay jimicsi la an waxa is xanibay oo is xidhay howlahii shaqada jidhka muruqyada xidida ee ay ku gaadhsiin lahaayen wareega dhiiga sida qaybaha kale ee habdhiska kidhku uu ka koobanaa
Waxa ay la kulmeen bulshadii talo khaldan iyo daawooyin xadbeel ah waxa suurto gal ahaan wayday in kalkaaliyaha caafimaadku uu waqti siiyo ogaanshaha xanuunka saxa ee bukuhu uu ka cabanaayo
Waxay isu badaleen goobahii caafimaadka goobo ganacsi waxa luntay tixgaalintii dhagaysigii qofka jiran waxa meesha ka baxay in la helo qalab casri ah oo si fudud loogu ogaan karo jirada qofka iyo heerka ay marayso
Waxa soo if baxay cuduro aan hore dalka uga jirin sida cudurka kanserka faaliga iyo dilaac ku yimaada xidida jidhka dhiig bax saaid ah etc waxa qayb ka ah had iyo goor xanuunadas caafimaad lasocodla anta in la helo qalab caafimaad oo si saxa loogu ogaan karo jirada qofka

WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan

Fayo-dhawre madax bannaan
buux2010@gmail.com
0634130521

Advertisement

Ku Xayeysiiso