Gudaha Ka Eeg :Dhalinyaro Magaalada Hargaysa Ku Samayn Jirtay Baaasaboorka Somalia Oo Xabsiga Loo Taxaabay .

Waxaa Maanta Xabsiga loo taxaabay Dhalinyarado Magaalada Hargaysa ku samayn jirtay Baasaboorka Somalia .

Wararka na soo gaadhayaa ayaa sheegayaa in Dhalinyaradan tiradoodu tahay Saddex, isla markaana ay hadda ku xidhan-yihiin  Saldhigga Kood-Buur Ee Hargaysa .

Taliyaha Ciidamada Laanta Socdaalka Somaliland ayaa hore u sheegay in ay dambi tahay in baasaboorka Somalia lagu sameeyo Gudaha Hargaysa .

Ilaa hadda Ciidamda Laanta Socdaalka Somaliland Faahfaain kamay bixin xadhiga dhalinyaradan .

Advertisement

Ku Xayeysiiso