waxaan halkan hambalyo uga dirayaaa madaxweynaha JSL muuse biixi cabdi,xilka aad u magacawdey duuliye sare cabdi maxamed rodol.

waxaan halkan hambalyo uga dirayaaa madaxweynaha JSL muuse biixi cabdi,xilka aad u magacawdey duuliye sare cabdi maxamed rodol.

inkastoo madaxwaynuhu aqoontiisii ay tahay duulista hawadu,waxaad maareeye u magacawdey khabiir mudo badan ku soo jirey shaqadan wax badan ayuu ku soo kordhinayaa shaqadan loo igmadey,mar labaad waxaan u hanbalyeynayaa golaha wasiirada ee uu magacaabay madaxweynuhu,waxaa ila tahay intooda badan waxaa loo magacabay meel uu nin walba aqooteeda lee yahay,taasina waxay keeneysaa horumar la taaban karo oo degdeg ah,waanu u duceyneynaa musuuliyiinta cusub ee uu madaxweynuhu magacaabey.

allaa mahad iska leh.

by/abdirizak hoosh

hargeisa 

Advertisement

Ku Xayeysiiso