Gudaha ka Akhri Magacyada iyo Qabaa`ilka ay ka Soo Kala Jeedaan Wasiirada Cusub ee uu Maanta Magacaabay Madaxweyne Biixi.

ToggaHerer 14 Dec 2017 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa manta magacaabay Gole Wasiiro oo ka Kooban 23 Wasiir iyo 9 Wasiir ku xigeen.

Haddaba Shabakadda ToggaHerer waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa Magacyada iyo Qabaa`ilka ay ka soo kala jeedaan Wasiiradan iyo Wasiir ku xigeenada Cusubi.

Garxajis

1-Yuusuf Maxamed Cabdi  Raage  (Wasiirka Horumarinta Maaliyada) Ciidagale

2-Yuusuf Maxamuud Nuur Boos (Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada)  Habar Yoonis

3-Shugri Baandare Wasiirka  Deegaanka Iyo Horu Marinta Reer Miyiga. Habar Yoonis

4-Dr. Xasan Ismaaciil Yusuf Warsame  (Wasiirka Caafimaadka)    Habar Yoonis

5-Maxamed Muuse Abees Faarax Wasiir Xigeenka Warfaafinta Ciidagale

6-Cabdiqaadir Maxamuud Dhaga Wayne Wasiir Xigeenka Waxbarashada  Ciidagale

 

Habar Awal

 

1-Dr Sacad Cali Shire  Naaleeye (Wasiirka Arimaha Dibada)   Ciise Muuse

2-Cabdilaahi Abokor Cismaan  Wasiirka Gaaddidka Iyo Horu Marinta Jidadka Ciise Muuse

3-Dr Cabdi Wali Sheekh Cabdilaahi Suufi Jinbriil  (Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Technologiyada) Sacad Muuse

4-Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax Diiriye Wasiirka Warfaafinta Wacyi Geinta Iyo Dhaqanka Sacad Muuse

5-Maxamed Muuse Diirye Wacays Kuxigeenka Arimaha Gudaha Sacad Muuse

 

Arab

 

1-Maxamed Axmed Maxamuud Cawad  Wasiirka Horumarinta Maal Gashiga.  Arab

2-Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed  (Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta)    Arab

3-Liibaan Axmed Yusuf Xuseen Wasiir Kuxigeenka Arimaha Dibada Arab

 

HabarJeclo

1-Maxamed Kaahin  Axmed  ( Wasiirka Arimaha Gudaha)      HabarJeclo

2-Maxamed Xaaji Aadan Cilmi Wasiirka Arimaha Xidhiidhka Golayaasha Dastuurka Habarjeclo

3-Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi  Wasiirka Xanaanada Xoolaha Iyo Horumatrinta Kaluumaysiga HabarJeclo

4-Hinda Jaamac Xirsi  Wasiirka Arimaha Shaqo Galinta  Arimah Bulshada Iyo Qoyska HabarJeclo

5-Jaamac Maxamuud Cigaal   Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta  HabarJeclo

 

TolJecle

1-Maxamed Daahir Axmed Furre Wasiir Ku Xigeenka Horu Marinta Maaliyada. TolJecle

 

Ayuub

1-Yurub Abiib Cabdi Wasiir Ku Xigeenka Xanaanada Xoolaha               Ayuub

 

Harti

1-Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiin Faarax   ( Wasiirka Waxbarashada Iyo Sayniska)  DhulBahante

2-Cabdriashiid Xaaji Ducaale Qanbi Cabdalla (Wasiirka Hawlaha Guud) Dhulbahante

3-Saleebaan Koore Yuusuf Cali Koore  Wasiirka Horu Marinta Biyaha. Dhulbahante

4-Ciise Axmed Yuusuf Cadale  (Wasiirka Gaashaandhiga)  Warsangali

5-Sahal Maxamed Jaamac Faarax Wasiir Xigeeenka Gaadiidka Iyo Horu Marinta Jidadka. Warsangali

 

Samaroon/Gadabuursi

1-Caawaale Ibrahim Shirwac Lodoon ( Wasiirka Qorshaynta) Samaroon

2-Maxamuud Xasan Sacad Iidle ( Saajin) Wasaarada Ganacsiga Warshadaha Iyo Dalxiiska Samaroon

3-Axmed Muumin Seed  Habene (Wasiirka Horumarinta Beeraha)  Samaroon

 

Ciise

1-Cabdiqani Maxamuud Caateeyey Fariid  (Wasiirka Cadaalada)   Ciise

 

Gabooye

1-Eng Xuseen Ibrahim Xasan Buuni Wasiir Kuxigeenka Qorshaynta        Gabooye

 

 

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso