Fiidyaw la Helay Iyada oo Maxaabiis La Ciqaabayo lana Jidh Dilaayo Jeelasha Baraasiil Iyo Xeer ilaalinta oo Dacwad Furay !!

Xafiiska xeer-ilaaliyaha guud ee Brazil ayaa furay baadhitaan saddex xabsi ka dib markii fiidiyoow muujinaya jidh-dil ay u geysanayaan ilaalada xabsi gobolka Brazil ee Goias.

Fiidiyowga ayaa la rumeysan yahay in la duubay inta u dhexeysa 2014 iyo 2015, laakiin dacwad-oogayaasha ayaa toddobaadkan helay una ogolaaday warbaahinta in ay daabacaan Khamiistan.

Fiidiyoogu wuxuu muujinayaa dhowr ilaalo ah oo isticmaalaya korontada si maxaabiista loo ciqaabo.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso