Baastada Aduunaka Iyo Heerkeeda Fayo Dhowr

Fariin Caafimaad.
Cilmi badhis caafimaad oo lagu hubinaayo tayada noocyada cuntooyinka sida caanaha, food stuf rashinka dalalka soo saara ee ka diwaan gashan hayada hubinta tayada cuntooyinka aduunka ayaa wax lagu ogaaday in cuntooyinka aduunka aad looga isticmaalo sida baastada oo u baahan in mar walba la ilaaliyo tayadeeda fayo dhowr wakhtiyada soo dajinta dhoofinta kaydinta hadaba iyadoo baastada ugu badan aduunka ee loo iibgeeyo lagasoo saaro dalka italy hadaba cilmi baadhistan Ay Qaaday hayada tayada aduunka waxa lagu ogaaday markii baadhitaan badan Lagu Sameeyay Dalalka Soo Saara Baastooyinka Aduunaka iyo shuruudaha Sharci fayo dhowr ee looga baahan yahay noocyada tayada baastooyinka aduunka loo dhofiyo in baastada Prima Ay Ugu Horayso Ganacsiga Baastooyinka Aduunka Loo Dhoofiyo Marka Loo Eego Tayo Ahaan Iyo Adkaysi Iyo Fa,idooyinka Caafimaad Ee Ay Uleedahay Cunisteeda Aadamiga Baasta Prima Waa Baasto Karinta Kaydinta Adkaysiga Dhadhanka Ka Wanaagsan Baastoyinka Kale Ee Loo Dhoofiyo Aduunka Cilmi Baadhistan Oo Ay Qaday Hayada Tayada Cuntooyinka Aduunka Iyadoo Tix Raacaysa Shuruudaha Caafimaad Ee Looga Baahan Yahay Dalalka Soo Saara Baastooyinka Aduunaka Ugu Dambayn Dalkeena Waa Dal Aan Lahayn Qalab Lagu Baadho Tayada Cuntooyinka Dalka Uga Yimaada Dibada Marka Ay Kasoo Dagayaan Dakadaha Dalka Waxase Haboon In Ganacsatadu Ay Ukeenaan Dadkooda Cuntooyin Xalaala Oo Uwanaagsan Cunista Fayo Qabkooda

WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan
Fayo-dhawre madax bannaan
buux2010@gmail.com

Advertisement

Ku Xayeysiiso