Daawo: Mudanayaasha Aqalka Golaha Wakiilada Somaliand Ayaa Ansixiyey Xisaab xidhadii 2014-2015.

Hargeysa(Toggaherer)-Mudanayaasha Aqalka Golaha Wakiilada Somaliand Ayaa Ansixiyey Xisaab xidhadii 2014-2015.

Fadhigii maanta Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo uu shirgudoominaayey Gudoomiyaha golahaasi Md:Baashe Maxamed faarax ayaa mudanayaasha golahaasi waxay cod gacan taag ah ku meelmariyeen xisaab xidhadii 2014-2015ka oo in muddo ahba horyaalay golahaasi.

ka dib markii ay mudanayaashu cod gacan taag ah u qaadeen xisaab xidhadaasi ayaa waxaa ogolaaday 32xildhibaan,waxaana diiday 2 mudane,waxaana ka aamusay 2 xildhibaan .

waa kan gudoomiyaha golaha wakiilada somliland oo si rasmi ah ugu dhawaaqaya natiijada ay ku meelmariyeen xisaab xidhadaasi.

Daawo:

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso