Hambalyo mudane madaxweyne , alle hakugu guuleeyo xilka qaran ee laguu igmaday .

Muddane madaxweyne maanta ,mid ayduun isku siyaasad ahaydeen , mid ayduun kala siyaasad ahaydeen ,   aqoonyahano  , waayeel , dhalin yaro iyo  caruurba intuba maanta taladaaday udaba fadhiyaan kolba sidaad ugu talisid , hadaad u cadaalad fali iyo hadii kaleba .

Ugu danbayn Mudane madaxweyne alle hakaa dhigo kii dadkiisa iyo dalkiisa barwaaqo u horseeda ,  dhanka horumarkana u jiheeya .

Hambalyo , hambalyo mudane madaxweyne .

Mohamed abdirahmaan

Advertisement

Ku Xayeysiiso