Bulushada somaliland indhihiina wax maku aragteen doodii saddex musharax ee xalay dhacday ?

Bulushada somaliland indhihiina wax maku aragteen doodii saddex musharax ee xalay dhacday ?

Dabcan hadii cadaalad la sameeyo musharaxa ugu dooda iyo jawaabta wanaagsanaa wuxuu ahaa gudoomiye enginer faysal ali , kasoo si cilmiyaysan khibrad leh , qoto dheer oo boogta taabanaysa uga jawaabayay su,aalaha lawaydiiy , gudoomiyaha ku xigana yahay gudoomiye cabdiraxmaan ciro .

Hadaba , akhriste , aqoonyahan , muwaadin , hooyo , aabo , maxaa idiin kaga soo baxay doodii xalay ? Si kale aan u idhaahdee musharaxee ayaad ku qanaacdeen inaad dooran doontaan idiinkoo u eegaya sualihii lawaydiiyay jawaabtii uu ka bixiyey midkastoo saddexda musharax ka midi.

dabcan ilaahay waa cadaali , cadaalada uu jecelyay , ee waxaa haboon in la doorto oo suaalahii la waydiiyay si fiican oo aqoon leh , khibrad leh , waayo aragnimo leh , qoto dheer , bogtii taabtay iyo siduu wax uga qabanlahaa uga jawaabay gudoomiye ,eng faysal cali waraabe .

akhriste muwaadin ma waxaynu kusii dhegananaa qabyaaladeenii inaynu sii walaaqano ? oo saddex musharax jawaabtooda iyo aragtidooda aynaan ku qiimeyn oo ayanaan ku dooran ? jaawabtiinu haa haday tahay , walee rabi inaanu malaa,ig inosoo direyn ina badala ee boodhka , saxaraha qalalan ah ee bilaa biyaha , bilaa caafimaadka , nafaqadaradaa , sixirir bararkaa ayaynu waligeen ku noolaan doonaa.

Aqoonyahanoow , dhalin yarooy mustaqbalkiina ka fikira , waad daawateen xalay , ka in la doorto mudan waa gudoomiye , engineer faysal ali .

Hadaba hadaad wadani taageerayseen ama kulmiye , mustaqbalkiina ka taliya waad aragteen xalay siday wax u dhaceen iyo in eng , gudoomiye faysal cali waraabe u qalmo rayiiska iyo madaxdtinimada dadkan iyo dalkan lixyo labaatankan sanno soo dhibanaa kasaari lahaa , waad aragteen aragtidii uu idiin soo bandhigay ee ku saabsanayd horumarka u qorshaysan inuu idiin gaadhsiiyo .

aynu doorano indho adayga intaynu iska dhaafno .

Allaa mahadleh

Mohamed abdirahmaan ( dhumiye )

Advertisement

Ku Xayeysiiso