43 askari oo Afqaanistaan ah oo lagu dilay Gaadhi Miinaysan + Daalibaan oo Sheegatay

Afartan iyo saddex askari oo Afganistan ah ayaa lagu dilay weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay saldhiga ciidamada ee Kandahar koonfurta Afgaanistaan.

Madaxda Afganistan ayaa sheegay in weerarkii ismiidaaminta ahaa ee saldhiga uu ahaa bam gaadhi, sida ay sheegtay Associated Press.

Wakaalada Wararka ee “Reuters” ayaa sheegtay iyana in weerarka uu dilay ugu yaraan 41 askari oo ciidamada Afqanistaan.

Dalibaan ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkii ismiidaamiska ahaa ee koofurta Kandahar.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso