Gudaha Ka Eeg : Ruushka oo Sababeeyey Waxa ka Maanacaya Washington In Ay Weerarto Pyongyang

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa Axaddii sheegay in Washington aysan ku dhicin Pyongyang sababtoo ah waxay si cad u yaqiinsantay  Waqooyiga Korea ay leedahay bambooyin nukliyeer ah.

 

“Maraykanku ma samayn doono weerarro ka dhan ah Waqooyiga Kuuriya sababtoo ah kama shakisana se waxay hubaan inay haystaan bambo nukliyeer ah,” ayuu yidhi wareysi uu siiyay TVGA Ruushka ee  NTV, “ma difaacayo North Korea se dhamaan qaybuhu way isku raacsan yihiin falanqayntan. ”

Lavrov ayaa sheegay in dhibaatada hadda lagu xallin karo “habab badan oo dabacsan”.

 

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso