Haweenka Sucuudiga Oo markii u horeysay galay Garoon Kubadeed

 

Haweenka Sucuudiga ayaa loo oggolaaday inay galaan garoon ciyaareed markii ugu horeysay si ay uga qayb galaan xafladaha Maalinta Qaranka ee Boqortooyada, kuwaas oo loo ogolaaday shalay.

Boqolaal haween Sucuudi ah ayaa ka soo qayb galay dabaaldegga King Fahad Stadium ee Riyadh.

Caadada  Boqortooyada Sucuudiga   ayaa ay mamnuuc ka ahayd haweenka inay galaan garoonka oo ciyaaraha Sacuudiga la qabto.

Haweenka Sucuudiga oo Jooga Dibada King Fahad Stadium

Haweenka Sucuudiga oo Ku Jira King Fahd Stadium ee Riyadh

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso