Category Archives: Waraysiga Khaaska ah

DAAWO Waraysi Su’aalo Kulul oo Cabdisalaan Hereri La yeeshay Guddoomiyaha Cusub ee Golaha wakiillada+Muxuu ka yidhi inuu ka tirsanaan jiray XAGJIRKA

DAAWO Waraysi Su’aalo Kulul Huwan oo Cabdisalaan Hereri Uu Hargeysa kaga qaaday Guddoomiyaha Cusub ee Golaha wakiillada Waxaan maanta waraysi dhinacyo badan taabanaya

“Dhawaan Markii uu Boorama dhibku ka dhacay  waxa la faafiyay war aan jirin oo ah in….”  Waraysi Duqa Cusub Ee Boorama

“waxa dadka xumaan ku abuuraysa marka qof aan waxba ogayni uu beenta uu sheegayo  caalamka wada gaadhsiiyo“ “Dhawaan Markii uu Boorama dhibku ka

Daawo: Somalida Dalka Norway Oo Dhib wayn ay ka soo gaadho Sharciga Somaliga ah marka ay u doontaan Safaarada Biljemka oo ay sheegeen in Nin Bilaa arxan ahi ay ka hoos shaqaystaan Safiirka Sida Nin Fiqi ay ku sheegeen.

Daawo: Somalida Dalka Norway Oo Dhib wayn ay ka soo gaadho Sharciga Somaliga ah marka ay u doontaan Safaarada Biljemka oo ay sheegeen

Dhamaan Maamulka Iyo Wariyayaasha Warbaahinta Togaherer Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii iyo Dhamaan Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Ee uu Ka Geeriyooday Alleh ha u naxariistee Marxuun Suldaan Maxamed Sul Cabdiqaadir Oo Maanta ku Geeriyooday Hargaysa

Bahda Warbaahinta Togaherer Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u diraysaa Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii iyo Dhamaan Qaranka Dadka Afka Somaliga ku hadla Ee uu

Daawo/ Waybtii Labaad : Waraysi Dheeraa oo aanu la yeelanay Mulaxanaystaha wayn ee Mustafe Kiiko. Waayihii Riwaayadii Qabo iyo Kaalinta uu ku lahaa riwaayadaas

Daawo/ Waybtii Labaad : Waraysi Dheeraa oo aanu la yeelanay Mulaxanaystaha wayn ee Mustafe Kiiko. Waayihii Riwaayadii Qabo iyo Kaalinta uu ku lahaa

DAAWO:Waraysi Xiiso Leh Oo Weriye Zekariye A. Sulub La Yeeshay Macalinka Jidh-dhiska & Jimicsiga Capten Cali Aabbo-yare

DAAWO:Waraysi Xiiso Leh Oo Weriye Zekariye A. Sulub La Yeeshay Macalinka Jidh-dhiska & Jimicsiga Capten Cali Aabbo-yare Hargeysa- (Togaherer) Weriye Zekariye Cabdi Sulub

Daawo: Waraysi Qaybtii Koowaad: Mulaxamaystaha Wayn Mustafe Kiiko. ( Taariikh Nololeedkiisa iyo Bilawgii fankiisa)

Waa Waraysi Dheer Qaybtii Koowaad oo Aanu la yeelanay Mulaxamaystaha Wayn Mustafe Maxamed Waris (Mustafe Kiiko). Waraysiga Qaybtan koowaad waxa uu kaga waramayaa

Fadlan dhagayso khudbadii salada jumce ee masjidul daarul sacada ee magalada hargeisa iyo fadalitu sheekh cusmaan cali xuseen xafidu allah mawduuca khudbada:Shayga Xun oo Laga Sooco Shayyga Wanagsan:-

  Togaherer الجمعة 21 صفر 1442 هـ – 09 أكتوبر 2020 Fadlan dhagayso khudbadii salada jumce ee masjidul daarul sacada ee magalada hargeisa iyo

Daawo: Khudbadii Salaada Jumcaha ee Masaajidka Tawfiiq Maanta oo ay taariikhdu tahay 18.09.2020 iyo Fadiilatu Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax

Daawo: Khudbadii Salaada Jumcaha ee Masaajidka Tawfiiq Maanta oo ay taariikhdu tahay 18.09.2020 iyo Fadiilatu Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax

Dhagayso Khudabadii Salada Jumce Ee Masjidul Daarul Sacada Ee Magalada Hargeisa iyo Fadilatu Sheekh Cismaan Cali Xuseen Mawduuca Khubada:- “Fadliga Bisha Muxaram”

Togaherer الجمعة 2 محرم 1442 هـ – 21 أغسطس 2020  Fadlan Dhagayso Khudabadii Salada Jumce Ee Masjidul Daarul Sacada Ee Magalada Hargeisa iyo Fadilatu