Category Archives: Wararka

Akhriiso Qaraarkii golaha Wakiillada Somaliland ansixiyeen ee xildhibaanada reer Awdal soo jeediyeen.

Akhriiso Qaraarkii golaha Wakiillada Somaliland ansixiyeen ee xildhibaanada reer Awdal soo jeediyeen.

Gollaha Wakiilada Soomaliland ayaa cod aqlabiyadda ku ansixiyey wasiir Cali Xoorxoor, oo hore golluhu cod aqlabiyadda ku diiday ansixinta wasiirka. 

Gollaha Wakiilada Soomaliland ayaa cod aqlabiyadda ku ansixiyey wasiir Cali Xoorxoor, oo hore golluhu cod aqlabiyadda ku diiday ansixinta wasiirka. 74 muddane oo

Ololaha khamiis bil u dambaysa (Balliga jigjiga yar

Ololaha khamiis bil u dambaysa (Balliga jigjiga yar)

Daawo: ” Gubashada Suuqyada Somaliland Waxaa Sabab u ah  waxaa batay ……” Siyaasi Aqoon yahay Mustafe Rayaale oo ka hadlaaya Fikirkiisa ku aadan Gubashada Suuqyada Somalida

Daawo: ” Gubashada Suuqyada Somaliland Waxaa Sabab u ah  waxaa batay ……” Siyaasi Aqoon yahay Mustafe Rayaale oo ka hadlaaya Fikirkiisa ku aadan

Waxaa xilkii laga qaadey Taliyihii ciidanka birmadka Somaliland Sareeye Guuto Cabdi Axmed Tiir

Waxaa xilkii laga qaadey Taliyihii ciidanka birmadka Somaliland Sareeye Guuto Cabdi Axmed Tiir . Taliyaha Cusub ee ciidanka birmadka ayaa loo magacaabey Gaashanle

Wasiiradda Arrimaha Dibada iyo Ganacsiga ee Somaliland Dr. Ciise Kayd iyo Maxamuud Xasan Siciid Saajin oo hawlo shaqo u jooga dalka Jabuuti ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle

Wasiiradda Arrimaha Dibada iyo Ganacsiga ee Somaliland Dr. Ciise Kayd iyo Maxamuud Xasan Siciid Saajin oo hawlo shaqo u jooga dalka Jabuuti ayaa

Daawo: Qayb ka mid ah waraysi dheer ” Deegaanka Hawd and Reserv Area Xukuumada Mustafe Kamay Helin Saamigii Siyaasadeed ee Xaqa u lahaayeen .. Hadaanu ka heli wayno na waxaanu ka shaqaynaynaa sidii xukuumada iyo systemka loo badali lahaa si aanu u helno saamigayagii siyaasadeed” Siyaasi Mustafe Riyaale

Daawo: Qayb ka mid ah waraysi dheer ” Deegaanka Hawd and Reserv Area Xukuumada Mustafe Kamay Helin Saamigii Siyaasadeed ee Xaqa u lahaayeen

Siyaasiyiinta iyo Haldoorka Caasimadda Hargeysa ayaa xalay casho sharaf ku maamuusay hotel-ka Maansoor

Siyaasiyiinta iyo Haldoorka Caasimadda Hargeysa ayaa xalay casho sharaf ku maamuusay hotel-ka Maansoor Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro.

”Boolisku Ma qaban doono Xubnaha Buurta Gacan libaax ka soo dagay ” Munaasibadi gadiidka lagu Wareejinayay

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne ku magacaabay Xubnaha cusub ee Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka

WAREEGTO MADAXWEYNE: 19 /09/2023   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne ku magacaabay Xubnaha cusub ee Komishanka Xuquuqul